dabadhilif
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-fyo, m.dh)
Macnaha:
- Cid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa.
- Barida idaha lafta yar ee dhuuban ee ay ku dhammaato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

