dabannashleeQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)Macnaha:D./ka d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).Lamidka: deelSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0