dabafurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-rro, m.dh) ld dabakafur. 2. Khiyaamo; dhagar. 3. ld dabafurid.Xog qof u qarsoon kashifid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khiyaamoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld khayaano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhagarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Khayaano.Khayaano cid ku samayn.Lamidka: KhayaanoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dabakafurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Nooc banaatiikhdii hore ka mid ah. ld dabafur¹ (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dabafuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:ld dabafur¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0