dhagarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Khayaano.Khayaano cid ku samayn.Lamidka: KhayaanoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khayaanoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaamo, khiyaano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0