dabaggur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Faraxumayn naag hurudda lagu sameeyo. ld dabaggurid.
- 1. Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto. 2. Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

