dabagguridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dabaggur². ld dabaggur¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dabaggurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Faraxumayn naag hurudda lagu sameeyo. ld dabaggurid.1. Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto. 2. Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00