dabajoogid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabajoog². ld dabajoog¹ (2).

dabajoog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dabasocod; dabaggal. 2. ld dabajoogid.
  2. Qof, xoolo iwm gadaashooda socosho.