dabakakiilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dabakakiil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dabakakiilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub).Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00