dabakakiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub).
  2. Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur