dabammarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabammar². ld dabammar¹ (3).

dabammar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Khiyaano; dhagar. 2. Gogoldhaaf. 3. ld dhabammarid.
  2. 1. Laba waxyaabood ama ka badan oo socda isweydaarsasho. 2. U d.: cid, si khiyaano ku jirti ugu ballan-furid.