dabannashlayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabannashlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabannashlee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. D./ka d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur