dabargoyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabargoo. ld dabargoys (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabargoo

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)

Macnaha:

  1. Wax jiritaankooda baabbi'in.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur