dabargoys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-syo, m.dh) Haarta dabarku ku reebo addimada awrka. 2. (-syo, m.dh) D. ah: awr dabarka lagu xiro had iyo jeer jara. 3. ld dabargoyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabargoyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabargoo. ld dabargoys (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur