dabaxiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dabaxir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dabaxirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada.Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0