dabaxir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada.
  2. Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur