dabayleed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (juqr.) Wax dabayli keentay amase ku xidhan. Tuulimaad d. waa waxyaabaha ay dabayli qaadday ama ay dhigtay meel dhulka dushiisa ah waxaana ka mid ah dabayl tuul, bacaadka iyo tuulimaadyada lamaddegaannada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

