dabbaaldegidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dabbaaldeg².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dabbaaldegQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gyo, m.dh)Macnaha:1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso.1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0