dabbaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabbaal³. ld dabbaal¹ (2).

dabbaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.
  2. ld dabaal.
  3. Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).