dabbaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo. 2. ld dabbaanid.
- Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.
- Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

