dabbaanidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dabbaan³. ld dabbaan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dabbaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo. 2. ld dabbaanid.Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0