dabcadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Caddad; wax la daabacay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caddadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:1. Wax tiro ahaan inta uu ka koobanyahay. 2. Wargeys, qoraal iwm oo si isdabajoog ah u soo baxa, lambarka ay leyihiin inta isku mar soo baxda.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00