dabiibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2. Dacarfal. 3. ld dabiibid.Cid daaweyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dacarfalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dacarfaalid.ld dacarfaal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dabiibidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dabiib². ld dabiib¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0