dabraac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya. 2. ld dabraacid.
- Cayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.
- Soo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.

