dabraacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dabraac³. ld dabraac¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dabraacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya. 2. ld dabraacid.Cayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.Soo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0