dabrashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dabro².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dabroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Geed nagaar dhulka ku faalada, laamo dhuudhuuban oo jilicsan leh, xooluhu daaqaan oo dooxooyinka ka baxa. 2. (-ooyin, m.l) Weerar rogaal celis ah.Awr iwm dabar ku xirasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00