dabro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed nagaar dhulka ku faalada, laamo dhuudhuuban oo jilicsan leh, xooluhu daaqaan oo dooxooyinka ka baxa. 2. (-ooyin, m.l) Weerar rogaal celis ah.
  2. Awr iwm dabar ku xirasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur