dabrinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-imo, m.l)Macnaha:Qoobka iyo kubka meesha ay iska galaan; dhaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dad, m.l)Macnaha:Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.1. Neef qoob ka xirid si aanu u cararin. 2. Dheri, xeero, burjiko iwm tolid. 3. Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0