dhaad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dad, m.l)
Macnaha:
- Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.
- 1. Neef qoob ka xirid si aanu u cararin. 2. Dheri, xeero, burjiko iwm tolid. 3. Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

