dacayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.Faruurta hoose ee xoolaha.Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.