dacay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.
  2. Faruurta hoose ee xoolaha.
  3. Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.

dacayee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. ld dacay³.