dadabgelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dadabgal². ld dadabdhigid, dadabgal¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dadabgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.l)Macnaha:1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid.U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dadabdhigidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dadabgelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00