dadabgal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid.
  2. U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dadabdhig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dadabgal¹.
  2. ld dadabgal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dadabgelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dadabgal². ld dadabdhigid, dadabgal¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur