dadabxambaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.