dadabxambaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dadabhambaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dadabxambaar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0