dadabxambaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dadabxambaar².

dadabxambaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.
  2. Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.