dafir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Diididda run la ogyahay. ld dafirid.
  2. Run la ogyahay diidid.

dafirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dafir². ld dafir¹, dafiraad.