inkirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dafiraad. 2. ld inkirid.Wax laysku ogaa, laysku lahaa, ama laysku soo eedeeyey, diidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dafiraadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dafirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
inkiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg inkir². ld inkir¹ (2), inkiraad, inkirmo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0