dagaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dagaal². ld dagaal¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dagaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo oo dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld dagaalid.D./la d.: laba qof ama ka badan waxyeello af ama addin ah isgaarsiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0