dagaal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo oo dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld dagaalid.
- D./la d.: laba qof ama ka badan waxyeello af ama addin ah isgaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

