dakaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dakaan². ld dakaamo (2), dakaan¹ (2).

dakaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. D. ah: gammaan ama awr aad u daalay. 2. ld dakaamid.
  2. Gammaan ama awr aad u daalid.