dakaamoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Daal badan oo ku yimaadda gammaanka iyo awrta marka ay socod dheer galaan. 2. ld dakaamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dakaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dakaan². ld dakaamo (2), dakaan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0