dalaaqoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dalaaq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dalaaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dalaaqid.Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.Naag dalqaddeeda siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0