dalaaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dalaaqid.Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.Naag dalqaddeeda siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dalaaqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dalaaq³. ld dalaaq¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dalaaqoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dalaaq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dalqadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:ld dalaaq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0