dhulballaarsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qabsashada ay cidi qabsato dhul aanay lahayn. ld dalballaarsi, dhulballaarsad, dhulballaarsasho.