daldalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daldal². ld daldal¹.eeg daldal². ld daldal¹, daldalaad, deldel¹, deldelaad,deldelidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daldalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld daldalid.1. Alaab iwm meel ka gurid iyadoo hadba in la qaadayo. 2. Wax si xad-dhaaf ah u cunid ama cabbid.Xarig siriq leh oo meel sare ka soo laalaada qof ku merjin. ld deldel².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
daldalaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld daldalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
deldelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld daldalid.ld daldal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
deldelaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld daldalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
deldelidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld daldalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0