daldal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld daldalid.
- 1. Alaab iwm meel ka gurid iyadoo hadba in la qaadayo. 2. Wax si xad-dhaaf ah u cunid ama cabbid.
- Xarig siriq leh oo meel sare ka soo laalaada qof ku merjin. ld deldel².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

