dallaal
Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate
Macnaha:
- 1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2. D. ah: aan ciriiri ahayn; waxa ku jira si wanaagsan ugu filan; ballaaran.
- 1. Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo. 2. Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.
- Dad wax u kala iibin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

