dallaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dallaal². ld dillaalid, dullaalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dallaal

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. 1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2. D. ah: aan ciriiri ahayn; waxa ku jira si wanaagsan ugu filan; ballaaran.
  2. 1. Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo. 2. Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.
  3. Dad wax u kala iibin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dillaalid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dallaalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dullaalid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dallaalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur