dallalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Jeesjees.Cid ku jeesjeesid.Lamidka: JeesjeesSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jeesjeesQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal si kibir ah loo yiraahdo oo cid lagu xumaynaayo; kajan; likaaco. 2. ld jeesjeesid.Hadal kibir iyo digasho ku jirto cid u jeedin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0