jeesjees
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hadal si kibir ah loo yiraahdo oo cid lagu xumaynaayo; kajan; likaaco. 2. ld jeesjeesid.
- Hadal kibir iyo digasho ku jirto cid u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

